Maqaallo

Maanso :Maanso Qiimo Badan Rabow Naga Dulqaad-Abaarta,Curinta Eng Abdifatah Jama Ahmed {Sir-Abdifatah}

0 Visits: 151 | Tuesday November 22, 2016 - 19:32:32
Maansada : Rabow Naga dulqaad-Abaarta.

Read More »

Magacyada Abaarahii Soo Maray Somaliland 1914kii Illaa 2016(Xaarama-Cune Ilaa Kulmiye)

0 Visits: 245 | Tuesday November 22, 2016 - 19:31:16
Sanadkan 2016 waxa lagu xasuusan doona, loona bixin doona sanadkii Kulmiye ee Abaarta & Tahriibta . Wuxuu yidhi abwaan Cali Sugule :

Read More »

Musharraxa kulmiye miyuu waayey cv ama wax uu hor geeyo ummadda wax dooranaysa, aan ka ahayn mujaahidnimo?

0 Visits: 143 | Tuesday November 22, 2016 - 19:29:50
Ma jirto cid Dafirsan ama u diiden Muuse Biixi Cabdi, inuu soo Halgamey laakiin wuxuu ilowsan Yahay iney hortii ku dhaceen doora Shooyinkii dalka ka soo dhacay, Mujaahidiin isaga kaga qiimo Badnaa xaggii halganka ama SNM, Sida Xasan Ciise Jaamac oo iska Sharraxay ururkii XAQSOOR, iyo Ibraahim Dhegaweyne…

Read More »

Ahmed Mumin Seed Is Undemocratic, Lacks Common-Sense, Deny The Reality And In The End, Wadani Party Leadership Will Be Obliged Expelling Him From The Party Since He Rejected The Election Outcome

0 Visits: 177 | Tuesday November 22, 2016 - 19:27:57
Prior the election process had begun, Ahmed Mumin Seed signed all the elements involved the election process including the total members of central committee but when the vote was casted and knew that he has no CHANCE TO WIN, he came out from the hotel claiming that, the election process was undemocratic…

Read More »

Burco Lagu Kala Bax Borama-Na Khamiistaa Kulmiye Ka Fur-Furanayaa By Abdi Mustafe

0 Visits: 134 | Tuesday November 22, 2016 - 19:27:09
Burco lagu kala bax Borama-na Khamiistaa Kulmiye ka fur-furanayaa by Abdi Mustafe

Read More »

Duullaankii talyaanigu ku qabsaday somaliland 1940-kii. W/q.cali coomay

0 Visits: 159 | Tuesday November 22, 2016 - 19:25:30
Horaantii sannadkii 1940-kii ayuu ingiriisku ka urursaday dhulka Soomaalilaan Ingiriisku wuxuu ciidankiisa iyo dad badan oo reer Soomaalilaan ahaa ka dhoofiyey dekeda Berbera.

Read More »

Midaynta Manhajka Dugsiyada Somaliland Waa Talaabo In La Bogaadiyo Mudan: W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

0 Visits: 163 | Tuesday November 22, 2016 - 19:24:17
Machadyada qaarkood raga iska leh ama maamula ma aaminsana gooni isu-taaga ama hanaanka siyaasadeed ee geedi. Dalka waxa ka furan dugsiyo iyo machadyo gaar loo leeyahay oo aad u tiro badan oo u hawl gala si jaanta rogan ah ama sidii oo aanay dalka dawladiba ka jirin.

Read More »

Ma nin askari laga doorbidu ahaa. Waa kuma dr. Maxamed biixi yoonis.?. W/q.muniir axmed cigaal

0 Visits: 157 | Tuesday November 22, 2016 - 19:22:44
Maxamed Biixi Yoonis Wuxuu ahaa diblomaasigii ugu darajo sareeyey dunida afka Soomaliga ku hadasha marka laga reebo Cabdiraxiim Caabi Faarax oo mar noqday ku xigeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay, oo ka soo shaqeeya marinka diblomaasiyadda caalamiga ah ee qaramada midoobay.

Read More »

20 Astaamood oo lagu garto dadka caqliga iyo xikmadda u saaxiibka ah . W/q. Haybe axmed

0 Visits: 178 | Tuesday November 22, 2016 - 19:20:50
Waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa 20 astaamood oo lagu garto dadka caqliga iyo xikmadda u saaxiibka ah, Fadlan iska fiiri in aad leedahay sifaatkaan ama aad ku aragtay dadka aad la dhaqantid.

Read More »

Go'aankii shalay ee maxkamadda iyo doc-ka-faruurka go'doomiye faysal cali waraabe. W/q. Maxamed haruun

0 Visits: 154 | Tuesday November 22, 2016 - 19:19:08
Go'aankii shalay maxkamaddu gaadhay, isla shalay ba waxa buriyay Go'doomiye Faysal oo tafsiirkiisa goonida ah saaray qodob go'aanka Maxkamadda tiir-dhexaad u ah.

Read More »

Ma xalaal baa mise waa xaaraan lacagtii maayiradu ugu deeqeen ololaha siyaasadda muuse biixi w/q. Dr's. Xaliimo g.warsame

0 Visits: 240 | Tuesday November 22, 2016 - 19:17:18
Lacagtii Ay Maayiradu ugu Deeqeen Muuse Biixi Xaggee Laga Soo Saaray Lacagtii Maayiradu ugu Deeqeen Ololaha Siyaasadda Muuse Biixi+ Xaaraan Mise Xalaal.

Read More »

Igad maxay ii tahay?. W/q. Prof. Maxamed siciid gees

0 Visits: 123 | Tuesday November 22, 2016 - 19:16:22
Shan Milyan (5m) oo ruux oo Soomaali ah, ayaa cunto yarid la soo deristasy, saddex boqol oo kun (300,000) oo carruur ah ayaa macaluuli haysaa, konton kun (50,000) macaluul ayey la il-daran yihiin, sida xafiisyada Jimciyadda Qaroomaha ee ka hawlgala Somalia iyo Somaliland ay sheegeen.

Read More »

Mahadhadii mujaahid tallaabo. W/q.axmed nuur guruuje

0 Visits: 147 | Tuesday November 22, 2016 - 19:15:05
Yuusuf Ciise Ducaale , oo ku magac dheeraa , Mujaahid Talaabo , wuxuu ka mid ahaa , siyaasiyiinta Somaliland , kuwooda ugu aftahan san uguna codkarsan ee gole hanashada leh .

Read More »

Suuto-Ga Ma Tahay In Ay Beelaha Gabooye Inaga Oo Dacweeyaan Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Hugue W/Q.Rashiid Sulub Caalin

0 Visits: 116 | Tuesday November 22, 2016 - 19:13:27
Waxa wiiggii hore ka qabsoomay magaaladan Hargeysa kuna soo gaba-gaboobay shir beeleed balaadhan, oo ay beelaha Gabooye ku qabsadeen.

Read More »

Mujaahid madaxdiin-1949kii ilaa 1988kii. W/q. Sayid maxamed cumar (darwiishka)

0 Visits: 135 | Tuesday November 22, 2016 - 19:10:59
Mujaahid Madaxdiin-1949kii ilaa 1988kii. W/Q. Sayid Maxamed Cumar (Darwiishka).

Read More »

Waa kuma hadraawi. W/q.siciid jaamac xuseen

0 Visits: 95 | Tuesday November 22, 2016 - 19:09:38
Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay.

Read More »

Heerka uu maanta marayo xidhiidhka somaliland iyo beesha caalamka. W/q.yuusuf cabdi gaboobe

0 Visits: 91 | Tuesday November 22, 2016 - 19:05:59
Intii aanu madaxweyne Sillanyo xukunka qaban ,xukuumadahii UK ee kala dambeeyey waxay ku dhaqmi jireen siyaasad (policy) si gaar ah u tixgalinaysa gooni-isu-taaga,deganaanshaha iyo geedi-socodka dumuqraadiyadeed ee Somaliland, waxanay Ingiriisku aakhirkii dawladaha kale ee EU-da ku soo dabaaleen inay…

Read More »

Haddii muuse la doorto mar labaad buuraha, subxaan!!. W/q.dr's.hoodo yuusuf

0 Visits: 83 | Tuesday November 22, 2016 - 18:58:36
Hadalka layskama dhaho iyo wayga soo dhacaye, Asagoo dhagaxyo waa-wayn ka culus waan dhugsiin jiriye.

Read More »

Xisbiga Kulmiye Waxa Aan Ku Xasuusan Doonaa…… Qaybtii Labaad

0 Visits: 91 | Tuesday November 22, 2016 - 18:48:51
"Aniga oo aan xisbi siyaasadeed ku jirin, isla markaa, aan kala jeclayn, saddexda xisbi Qaran.

Read More »