Faalooyin

Marwada Murshaxa Madaxweynaha Waddani Oo Galabta Agab Ciyaareed Guddoonsiisay Kooxaha Kubadda Cagta Ee Xaafadda Daami Ee Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 85 | Tuesday November 22, 2016 - 21:39:20
Marwada Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Marwo/Maamo.

Read More »

Daawo:-Waalidiinta Kaaliyeyaal Ay Xidhay Maxkamadda Racfaanka Gobalka Maroodi Jeex Oo Dacwad Cabasho Ah U Gudbiyey Shir-Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland

0 Visits: 90 | Tuesday November 22, 2016 - 21:28:32
Waalidiinta iyo ehelada qaar ka mid ah garsooreyaal ay Maxkamaddu xidhay

Read More »

Deg-Dag:-Murashaxa Madaxweynaha Waddani Oo Cisbitaalka Weyn Ee Hargeysa Ku Soo Booqday Dadkii Ku Soo Waxyeeloobay Rabshadahii Ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha Ee Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 85 | Tuesday November 22, 2016 - 21:25:13
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo guddoomiyaha Xisbigaasi Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa saaka soo booqday dadkii ku waxyeeloobay rabshadahii shalay ka dhacay Garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo dhaawacyo soo…

Read More »

Deg-Dag:-Jabhad Hubaysan Oo Galabta Laga Ga Dhawaaqay Duleedka Laascaanood+ Tuhuno La La Xidhiidhinaayo In Ay Ka Dambayso Madaxtooyada Oo Doonaysa Dib-U-Dhac Mar Kale Ku Yimaada Doorashada+Muuqaal

0 Visits: 92 | Tuesday November 22, 2016 - 21:23:34
Jabhad hubaysan oo la magac baxday Jabhadda dib-u-xoreynta goballada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayaa maanta laga ga dhawaaqay duleedka bari ee magaalada Laascaanood.

Read More »

Tacsi: Guddoomiye Cirro Oo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Waddani Ka Tacsiyadeeyey Geerdii Ku Timi Hooyadii Caasha Cabdi

0 Visits: 44 | Tuesday November 22, 2016 - 21:22:26
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraaya Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbigaasi Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi oo Hooyaddii Caasha Cabdi Cabdillaahi ay ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Read More »

Fannaanad Reer Somaliland Ah Oo Xalay Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 65 | Tuesday November 22, 2016 - 21:21:10
Alle ha u naxariistee waxa habeenkii xalay ahayd umul-aroor u geeriyootay fannaanaddii caanka ahayd ee lagu magacaabi jiray Amran Stars.

Read More »

Daawo:-"anigu waan ka tanaasulay fikirkii faderaalka e' qolyaha kulmiye iyagu weli ma ka tanaasuleen maryo-aloolnimaddii.".siyaasi ismaaciil buubaa

0 Visits: 59 | Tuesday November 22, 2016 - 21:16:59
Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan guud ahaan Geeska Afrika sida oo kale na ka tirsan Xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee WADDANI, ayaa jawaabo diblomaasiyaddeed ka bixiyey dhalliilo uga yimi Xisbiga KULMIYE.

Read More »

Jamaal Cali Xuseen Oo Maalmaha Soo Socda Hankiisii Murashaxnimo Hab Beelaysan Ugu Sadqeynaaya Murashaxa Kulmiye Iyo Ganacsade Maxamed Aw-Siciid Iyo Diraneyaashii Sii Oo Jamaal Ku Qanciyey In Uu U Tanaasulo Muuse Biixi

0 Visits: 57 | Tuesday November 22, 2016 - 21:15:25
Murashaxii Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa la filayaa maalmaha soo socda in uu hankiisii murashaxnimo hab beelaysan uu ugu sadqeeyo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ka dib dedaalo iyo xog-xodasho reeraysan lagu qanciyey in…

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Kulan Is Xogwaraysi Ah Hargeysa Kula Qaatay Ururka Dadka Araga Ka Naafada Ah Ee Indhooleyaasha+Sawiro

0 Visits: 49 | Tuesday November 22, 2016 - 21:12:29
Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta kulan aad u qiimo badan oo is xogwaraysi ah magaalada Hargeysa kula qaatay dad naafo ka ah dhinaca Araga oo ka kala yimi dhammaan goballada Somaliland.

Read More »

Daraasad: Guurka Lammaanaha Da'doodu Kala Weyn Tahay Iyo Saamaynta Caafimaad

0 Visits: 60 | Tuesday November 22, 2016 - 21:09:23
Farqiga dhinaca da'da ah ee u dhaxeeya lammaanaha is guursada wax saamayn ah kuma laha caafimaadkooda, waxayna ka mid tahay khuraafaatka ay Soomaalidu aaminsan tahay in la yidhaahdo qofkii guursada qof ka da' wayn waxaa ka dhamaanaya dhuuxa lafaha ama wuu cirroobayaa ama cimri degdeg ah ayaa…

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Dhibbaatooyinka Rag Muddada Dheer Ka Maqnaada Xaasaska Iyo Ubadkooda

0 Visits: 60 | Tuesday November 22, 2016 - 21:03:16
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), oo Khudbadaha Jimcaha ee uu ka jeediyo Masaajidka uu Khaddiibka ka yahay ee Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, kaga hadla Arrimaha khuseeya Bulshada, si wixii khaldan loo saxo, ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay sida aanay u wanaagsanayn…

Read More »