Daawo:Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Md.Xirsi X.Cali Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayay Oo Gaadhey Magaalada Ceerigaabo+Gurmed Biyo Ah Oo Ay Gaadhsiiyeen Dadka Abaaraha

0
Wednesday November 23, 2016 - 11:34:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Md.Xirsi X.Cali Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayay Oo Gaadhey Magaalada Ceerigaabo+Gurmed Biyo Ah Oo Ay Gaadhsiiyeen Dadka Abaaraha

    Ceerigaabo-(HGN)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan oo gaadhey magaalada Ceerigaabo ayaa gurmed biyo ah gaadhsiiyey dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolkaasi iyo deegaannada hoos taga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo-(HGN)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan oo gaadhey magaalada Ceerigaabo ayaa gurmed biyo ah gaadhsiiyey dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolkaasi iyo deegaannada hoos taga. Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa ka dhawaajiyey in aaney u tegin halkaasi arrimo la xidhiidho olole,balse ay u tageen in ay u gurmadaan dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip