Daawo:Nin Ganacsade Soomaaliyeed Oo Xaruntiisa Ganacsiga Ugu Magac Daray Donald Trump Iyo Buuqa ka dhashay

0
Tuesday November 22, 2016 - 22:29:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Nin Ganacsade Soomaaliyeed Oo Xaruntiisa Ganacsiga Ugu Magac Daray Donald Trump Iyo Buuqa ka dhashay

    Niarobi-(HGN)-Nin ganacsade Soomaaliyeed ah ayaa goobtiisa ganacsiga waxa uu ugu magac daray Donald Trump oo ah Madaxweynaha cusub ee dhawaan ku guuleeystay xilka madaxtinimada dalka Mareeykanka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Niarobi-(HGN)-Nin ganacsade Soomaaliyeed ah ayaa goobtiisa ganacsiga waxa uu ugu magac daray Donald Trump oo ah Madaxweynaha cusub ee dhawaan ku guuleeystay xilka madaxtinimada dalka Mareeykanka .

Ninkaan Soomaaliyeed oo goobo ganacsi ku leh xaafada Islii ee magaalada Neyroobi ee dalka Kenya ayaa waxaa buuq fara badan uu ka taagan yahay xaruntiisa ganacsiga kaas oo ugu magac daray Donald Trump Busness Centre.

Soomaali badan ayaa ka xumaadey hab dhaqanka ninkaan Ganacsadaha ah maadaama Donald Trump uu yahay shakhsi Soomaalida neceb waliba dadka Islaamka ah dhowr jeer hadalo kulul hawada u soo mariyay.

 

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip