War Xasaasi Ah:Laba Wasaarad Oo Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Isku Maandhaafey Qaxoontiga Dalka Yemen Ee Ku Xanniban Badda Berbera.

0
Tuesday November 22, 2016 - 21:20:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Xasaasi Ah:Laba Wasaarad Oo Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Isku Maandhaafey Qaxoontiga Dalka Yemen Ee Ku Xanniban Badda Berbera.

    Hargeysa-(HGN)-Mas'uuliyiinta wassaaradda caafimaadka Somaliland ayaa si rasmiya uga hadashey sababaha ay degmada Berbera ugu xannibeen qaxoonti ka soo cararey dagaallo ka jira dalkaasi Yemen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(HGN)-Mas'uuliyiinta wassaaradda caafimaadka Somaliland ayaa si rasmiya uga hadashey sababaha ay degmada Berbera ugu xannibeen qaxoonti ka soo cararey dagaallo ka jira dalkaasi Yemen.
Wassaaradda Caafimaadka ayaa ku sababeysey sababaha ay u qaabiwaayeen qaxoontigaasi cudurka Kalooraha oo ka dillaacay dalkaasi.

Dhinaca kale hadalkaa ka soo yeedhey wassaaradda Caafimaadka ayaa waxaa wax-ba-kama jiraan ku tilmaamey wassaaradda dib-u-dejinta Somaliland,oo aaney iyagu la qabin go’aankaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip