Maanso :Maanso Qiimo Badan Rabow Naga Dulqaad-Abaarta,Curinta Eng Abdifatah Jama Ahmed {Sir-Abdifatah}

0
Tuesday November 22, 2016 - 19:32:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanso :Maanso Qiimo Badan Rabow Naga Dulqaad-Abaarta,Curinta Eng Abdifatah Jama Ahmed {Sir-Abdifatah}

    Maansada : Rabow Naga dulqaad-Abaarta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maansada : Rabow Naga dulqaad-Abaarta.
Curinta maansada : Eng Abdifatah Jama Ahmed {sir-Abdifatah}

Raboow Adaa boqoree
Rabow naga dulqaad abaarta
Raboow Adaa maaligee
Raboow nagu Arsaaq barwaaqo
Raboow Adaa Qaafiree
Raboow noo danbi dhaaf
Raboow Adaa Naaficee
Raboow naga soo jabi abaaraha
Raboow Adaan ku baryaynaaye
Raboow naga Ajiib ducada
Raboow Adaa Raxmaanee
Raboow noo Naxariiso
Raboow Adaa boqoree
Raboow naga dul qaad abaarta
Raboow Adaa xaliimee
Raboow naga cafi dunuubta
Raboow Adaa wakiilee
Raboow naga aqbal ducada
Raboow Adaa Qaniyee
Raboow nagu Arsaaq barwaaqo
Raboow Adaa samiicee
Raboow naga Aqbal ducada
Raboow Adaa Awood lee
Raboow naga yeel kuwii ku cibra qaata
Raboow Adaa boqoree
Raboow naga dul qaad abaarta
Raboow Adaa Jaliilee
Raboow noo nimcee dhulka
Raboow Adaa waaxidee
Raboow naga soo jabi abaarta
Raboow Adaa Saliimee
Raboow naga nabad gali dhibaato
Raboow adaa mujiibee
Raboow naga aqbal ducada
Raboow adaa awood lehe
Raboow naga dulqaad dhibaatada
Raboow adaa boqoree
Raboow naga dul qaad abaarta
Raboow Adaa qafuuree
Raboow noo danbi dhaaf
Raboow Adaa raxmaaneee
Raboow noo naxariiso
Raboow Adaa maaligee
Raboow nagu Arsaaq barwaaqo
Raboow Adaa basiiree
Raboow naga dul qaad abaarta
Raboow Adaa boqoree
Raboow naga dul qaad abaarta
Raboow Adaa xaliimee
Raboow naga cafi dunuubta
Raboow Adaa waaxidee
Raboow naga jabi abaarta
Raboow Adaa boqoree
Raboow noo nimcee Arlada
Raboow Adaa Awood lehe
Raboow naga dul qaad abaarta
Aamiin aamiin aamiin alahayoow



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip