Burco Lagu Kala Bax Borama-Na Khamiistaa Kulmiye Ka Fur-Furanayaa By Abdi Mustafe

0
Tuesday November 22, 2016 - 19:27:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco Lagu Kala Bax Borama-Na Khamiistaa Kulmiye Ka Fur-Furanayaa By Abdi Mustafe

    Burco lagu kala bax Borama-na Khamiistaa Kulmiye ka fur-furanayaa by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco lagu kala bax Borama-na Khamiistaa Kulmiye ka fur-furanayaa by Abdi Mustafe
Sida warbaahinta laga wada daawaday magaaladii Burco iyo hareera-heeda Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye way ku kala baxeen oo Waddani bay libtu raacday amaanta uugu culusna waxa iska le hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali.Khamiista waxa isaguna sida libaaxa iskala bixin doona musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani oo jimicsan doona ilaa Borama oo wax kale daayoo xayawaan oo idili naftooda kala xaroon doonaan guuxa iyo sawaxanka iyo dhul-gariirka. 

Sidaa haduu Kulmiye saakimi waayo waxa xigi Xirsi Xaaji Cali oo isna Burco ilaa bari talaabsada oo higilka iyo gurdanka iyo walalacda laga dareemi doono magaalada Cadan ee dalka Yeman ku taala. Haduu Kulmiye taana wax ku qaadan waayo waxa xigi Musharaxa xisbiga Waddani oo goblada oo idil ku soo wareega si Kulmiye calool shuban uugu dhaco oo ay u gartaan in aanay meela cod ka helayn. Waxa dhawaan la arki doonaa xisbiga Kulmiye oo marka Khamiis la soo qaado ka xanaaqa sababtoo ah Waddani wuxuu duulaanka qaadaa maalmaha Khamiista oo cilmi lagu fadhiisiyey ah si bulshadu uuga faalooto wacdahara dhacay maalmaha Jimcaha ee la qayilayo. La isma caasiyee waxaan shaki ku jirin in magaaladii Burco iyo hareera heeda si fiican looga cidhib tiray xisbigii Kulmiye oo maanshaa Alleexisbigii Waddani la isugu biya shubtay. Hambalyo hambalyo taageera yaasha Waddani ee degen Bariga Burco iyo hareerahaba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip