Fawzia Yusuf Xaaji Adam Oo Shaacisey in Aanay Waxba Ka Jirin Qadiyad Uu Faysal Cali Waraabe Ku Celceliyo

0
Tuesday September 15, 2020 - 13:48:44 in Wararka by Waaberi News
  • Visits: 26
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fawzia Yusuf Xaaji Adam Oo Shaacisey in Aanay Waxba Ka Jirin Qadiyad Uu Faysal Cali Waraabe Ku Celceliyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa si cadho leh uga jawaabtay hadal dhawaan jeediyay guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa qoraal kooban oo ay hadalkaasi kaga fal-celinayso ku baahisay barteeda twitterka waxa ay ku tidhi sida tan:

"Waxaa layaab leh in Faisal C. Waraabe uu mar walba ku celceliyo Fawzia waxay igala tashatay samaynta Jaamacadda Hargeisa oo uu waliba yidhaahdo, bud-dhigaan ahaa. Waxba kama jiraan markii u horaysay uu yimid wuxuu kasoo qayb galay qalin-jabintii koobaad.Kaydkii waa yaallaa.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip