Muqdisho:Gabadh La Kufsday Oo Laga Soo Tuuray Dabaqa Dheer Oo Fooq Ah + Muqaal

0
Saturday September 12, 2020 - 16:22:07 in Wararka by Waaberi News
  • Visits: 29
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Gabadh La Kufsday Oo Laga Soo Tuuray Dabaqa Dheer Oo Fooq Ah + Muqaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa wax laga naxay Fal aad u xun oo ku dhacay Gabadh Soomalaiyeed ka dib markii ay Xoogeen Rag kuwaa oo markii ay Kufsadeena Dabaqa Lixqad ka soo Tuuray


Gabadha la Dilay ayaa lagu magacabaa Xamadi waxay u dhimatay falka waxashnimada ah ee lagu sameeyey ka dibna laga Tuuray fooq

 

Qaraabaada Xamdi ayaa Barta Facebuuga soo dhigeen in Gabadhtooda Cadaalad u Baahan tahay madaama si ka baxsan Bini aadanimada loo dilay

Sida ay sheegeen Reerka Gabadha la Kufsaday ka dhalatay in uu Falka ka dhacay Hoteel ku yaalo Degmada Waabari lagana soo Tuuray 6 Dabaq

Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badanayo Kufsiga loo Geysanaayo Gabdhaha yar yar iyadoo ay geysanayaan kooxo isku xidhan oo wax ma garato ah

Waaxaha Cadaalada ayaa laga Doonayaa in Cadaalada la Horkeeno dadkii ka danbeeyey falka waxashnimada ah ee lagu dilay Xamdi Maxamed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip